VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo suuradloo - Lyrics

Marwo suuradloo Dhaqan suubanoo Sinjigeed gobyoo Saacida la Saayatee badroow Saamiya nin helay Ragba ragba Ragba lama sinee Sumcadeeda dhawr Ragba lama sinee Sumcadeeda dhawr 2× Hobeey sali iyo quraan hoobeey Hobeey samo iyo xaqdhawr hoobeey Hobeey sasabiyo dulqaad Iyo sharaf ku soor 2× Saatiroow aloow Ka sawaab dhibkoo Ubad khayr leh sii aamiin Ubad khayr leh sii 2× Suldaan geesiyoo Sumcad fiicanlaa Saatirku aqbaloo Sayid kuu noqdee Saamiyaay ogoow Sayigaaga bari Subax subax Subax iyo habeen Ku salaan jacayl Subax iyo habeen Ku salaan jacayl 2× Hobeey sali iyo quraan hoobeey Hobeey samo iyo xaqdhawr hoobeey Hobeey sasabiyo wanaag Iyo sharaf ku soor 2× Saatiroow aloow Ka sawaab dhibkoo Ubad khayr leh sii aamiin Ubad khayr leh sii 2×
Queue is empty
-- / --