VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta maxkamad - Lyrics

qadarinbaad mudantahoo qiimaad igu leedehee ha yeeshee dhibkaan qarsaday sirtaydii qaraxdayo anaa qaladkaa galee hadii qodobada jacaylka max kamad la igu qaadi lahaa danbiga waan qiran laha qalbigaad hoy u tahoo qayb iga midaad tehee anaa qoomameeya ciil dibnahaa is qaniinayee qalanjooy raali noqo
Queue is empty
-- / --