VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mooraalkayga jabisay - Lyrics

maxaan dadka kaa xushoo marwooy aan ku daawanaayay maxaan dunidaba dhamaanteed mudnaanta koowaad ku siiyay kolkaan maamuusay xidhiidhka miyaad dhagar ii maleegtay anigoo kuu maqan adiga miyaa mooraalkayga jabisay ma munaafaq dabkeena shidaa maqashaa maqashaa warkiisa mise nacab naga wada maadaystaa gacalkaaga mooday ha inoo midho dhalo jacaylkuye ii dhago nugloow macaaneey meeqaam meeqaamk jacaylka marnaba nacab anuu uma loogin micnaha qoyskeena suuban anigaa murugada ka dhawray marwadaan garanaynin samaanta xaaskaan mayalkeeda adkayn micno yari intaa u jeeda maamuus qoyskeedu ma yeesho
Queue is empty
-- / --