VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta reexaan - Lyrics

raasamaalka dunidaay rays iyo dhul baadlaay ricidhahaa wadnaha iyo rubada iyo beerkaay rugta buurta daaliyo taleex roob ku hooro reexaan udgoono lagu reeyay baad tahoo rafiiqayga noloshaay raxmad eebe bixiyaay nafta waan ku raacshe hoo gudoon raaqiya raaqiya ho gudoon raaliya haween iyo raas lagu nagaadaay nafta raaxadeedaay aasaaska reerkaay laamaha rumaankee risiq laygu daray ruux manka yeeshaay raxmad iyo barwaaqo rafiiqayga noloshaay raxmad eebe bixiyaay hoo gudoon raaqiya raaqiya hoo gudoon
Queue is empty
-- / --