VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taleex - Lyrics

raasamaalka dunidaay rays iyo dhul baadlaay ricidhahaa wadnaha iyo rubada iyo beerkaay rugta buurta daaliyo taleex rob ku hooraay reexaan udgoonoo lagu reeyay baad tahoo rafiiqayga noloshaay raxmad eebe bixiyaay nafta waan ku raacshaay hoo gudoon raaaqiya hoo gudoon raaqiya raaliya haween iyo raas lagu nagaadaay nafta raaxadeedaay aasaaska reerkaay laamaha rumaankee risiq laygu darayeey raxmad iyo barwaaqooy rafiiqeyga noloshaay raxmad eebe bixiyaay nafta waan ku raacshee hoo gudoon raaqiya hoo gudoon raaqiya
Queue is empty
-- / --