VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta tashi - Lyrics

taniyo maantaan tashaday tirada toban iyo shan jeer jacayl igu taamay baa tin iyo cidhib igu taxnaayoo ma tagin tii la igu tolay ma tume ma tage ma tudhe igu turun turee dhigtiyo udubkaan turkiyoo tusmiyo reerkan dagaba tashuushbuu igu furaayoo gabdguhu ka dhex tuurayaa talana kama maar mayoo dadwaynohoo idil toydee jacayl ma tanaasulaa tan iyo maantan tacliin tayaysiga tacabir tagay kalgacal aan iga tirmayn uunbaa idul taaganoo taaluu ii saaranyahay markaan taban taabiyuu waliba igu sii tarmaayoo tusaalena kuma qancaaye wuxuunbuu sii tabanayaa
Queue is empty
-- / --