VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Toos usoo soco - Lyrics

naf tigtiganbaa kugu tolanoo tus kalgacalbaa igu taagane naf ku tabibaa kugu taamtoo tus kalgacalbaa igu tiixaye toobiyaha nolol waa tub toosane rajo tiigsiga ha takoorine ila taakuli todob lahashaa igu tumaayee tusmo iyo guur ii tilmaamoo adi noo tali dhiiga tabiyaay ku taxan wadnaha tii ku taalay toos u soo soco tiirka dhabarkiyo taagtaan leeyahay taabun qaadoo toos u soo soco taan tilmaantee tiigsanayaay waxtarkaygaay tunka soo fuul kaan tix galiyeen tiigsanaayaw tabantaabi tunka bal i saar
Queue is empty
-- / --