VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta tusbaxa caashaqa - Lyrics

caqliga aan tujiiyiyo markuu tasho yidhi qalbigu wuxuu ka talaabiniyo markuu taako dhigay wakhtigu sinaba adoon iga tigin waadigii itabantaabiyee ilaahow turunturiyo dhib iyo tooskaa jiroo naftaad ku talaalan tahee tusbaxa caashaqa usido talaabada quruxda lihiyo timaha dheere quruxda dhabarkaaga lasaariyo dibnaha tukhulkee madow haween waa kaga tagtoo majiro ruux kula tartama hodan taariikhdaada iyo tabtii waa hore la maray xusuuse aan iga tirmayn ayaa igu taaganoo jaceylkeenii taxnaa markuu turuqiisu liicay dhankaaga ka tiirisaye macaan taxaliil janiyo qardhaas lagu tolay jidhkiyo tusbaxa caashaqa usido talaabada quruxda lihiyo tumaha dheeree garbaha tunkaaga lasaariyo dibnaha tukhulkee madow haween waa kaga tagtoo majiro ruux kula tartama
Queue is empty
-- / --