VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ugbaad - Lyrics

aqoon garashiyo akhlaaq wacaneey aabihii dhalay tuu edaabta baraay ooridaa nin hantaa ku oon baxayee dhul aara le tii kusoo ababtaay ilayska naftee maankiyo qalbiga ifiyaay ugbaad xila jano amaan mudan istaahisha caashaq aan gudhin waxaad tahay ubax udgoon badanle jacaylka adkee ogoow waligaa astaan kalgacayl jacayl unkamaay eegmadaa kaliyaa indhahaad deeqdoo uurkaa jecel aheey ag joogaage hablaha idilkood adaa u sitoo aynigaa kumaan arag aduunyada e
Queue is empty
-- / --