VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ulasho - Lyrics

intaan ku agjoogayee dartaa olol reemayee dhaayuhu kuu ilmeenayee ahey markalaad ogaan irdhee qalbigani aduu asaagaa kaa xushee ka goo ubaxii wadnaha ilaw axdigaan lahayn naftani kuu uursan baa intaan ambiyoo fogeyo ka qarin aragaaga ee markkaad ulashada iwaydo anaa huba uur ku taalada inaad ii ooyi doontid intaan ku adeecayee sidii eri dhabanka geel aduun ku ilaashan jiray dantayda maxaanan eegin karayso abaabulkii aayaha noloshayda ee maanta iyo erey kalgacal afkayga adaa ka xidhay naftaan adi kuu ursanaba intaan ambiyoo fogeeyo ka qarin aragaage markaad ulashada iweydo anaa huba uur kutaalada inaad ii ooyi doontid naftaan adi kuu ursanaba intaan ambiyoo fogeeyo ka qarin aragaage markaad ulashada iweydo anaa huba uur kutaalada inaad ii ooyi doontid
Queue is empty
-- / --