VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa luula - Lyrics

Xiidada dubaaxshiyo xubnahayga damaqiyo dareenkii jirkeygaay daryelkii nafteydaay dawo caafimadey dadkan kugu jecelee deeqay waxan nahay arwaax isdoorto isku doogsanayo duco waalid helayo samo loogu dowgalay daan'in baa leh mahadaa sida wabi dilaaciyo dur dur biyo xareed lehee naftan dawojineysaa darajiyo wanagey dayax iyo cadcedey ubaxan daawanaya deeqay waxan nahay arwaax isdoorto isku doogsanayo duco waalid helayo samo loogu dowgalay daan'in baa leh mahadaa Lyrics by Moha wali
Queue is empty
-- / --