Heesta Deeqa luula - Lyrics
Xiidada dubaaxshiyo
xubnahayga damaqiyo
dareenkii jirkeygaay
daryelkii nafteydaay
dawo caafimadey
dadkan kugu jecelee
deeqay waxan nahay
arwaax isdoorto
isku doogsanayo
duco waalid helayo
samo loogu dowgalay
daan'in baa leh mahadaa
sida wabi dilaaciyo
dur dur biyo xareed lehee
naftan dawojineysaa
darajiyo wanagey
dayax iyo cadcedey
ubaxan daawanaya
deeqay waxan nahay
arwaax isdoorto
isku doogsanayo
duco waalid helayo
samo loogu dowgalay
daan'in baa leh mahadaa
Lyrics by Moha wali