VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaca roobka - Lyrics

Hilaaca roobka hobaanta geedkaa x2 ileyska hoyga gabar hagagsan yartaan uhaystee x2 habene habeen, taan kadoortee miyey habar hog iiqodaysey x2 allow habaabin howlaan igaarin naftaan uheelan hadmaan uhiliin x2 anoo hanunsan hilinka toosan x2 hagaaga uhaysta jadha hagoogan ma ihorseedee x2 Duni duni halowsan habaabi beena dadow hogansan x2 allow habaabin howlaan igaarin naftaan uheelan hadmaan uhiliin x2 Lyrics by: Mohamed amiin
Queue is empty
-- / --