VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaad - Lyrics

Markaan ku arkay baan ilwaadeey nafteydii ku ogolaatay jaceylkaad igu abuurtaad ruuxeeygi olol ku beeray Aroortii waa baryaba ileys iyo sida cadceedee ayaansaday maalintoo ilaah igu kaa galaday Abaal baan kuu hayaa waxaa tahay ooridan nafteyda ku aaminay sidaan kuugu uursamahay oraah kuma koobi karo Aqlaaqdiyo edebta iyo hoy asluubtiyo dhaqanka wacan baa darmaan lagu abaabiyoo waxaa tahay ubax carfoon Iliila xareeda iyo waxa tahay sida ugbaadeey arwaaxdeydiyo qalbigu hubaal ku oonbaxdee Abaal baan ku hayaa waxaa yahay ooridaan nafteyda ku aaminoo sidaan kuugu uirsamahay oraah kuma koobi karo Lyrics by: Moha wali
Queue is empty
-- / --