VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iloowsho dhawida - Lyrics

Jacaylka adaa il duufaaye Abaalkaad dhigatay weeye ayaan Daridaada Eed, so..... Axdiyo Weyda Igadaayoo Ha Ii Imaan Kuma Arkaaye Hay sheegan Kuma Aqaane Ha.. Ha... Ha... Hay Sheegan Kuma Aqaane Iloowsho dhawidaa abaayooy Afkaad Shaley igu Eryaysay Miyaanu Kugu Oolin Eega... Markaan Kulahaa Udgooney Markaa urinaay raadka Wadigi iga sii ordaayee Ii.. maanso ii.. Maanso waxaad is yeeshay Adkeyso adiguna Markaaga... NAftii ashahaado diidaa MArkay ajashayda dhamaato IStaaqfurlaaahsigeeda IlAAH-ba kaa yeeli maayo Aktayda ad lee is keentee adla eedeeda ma aha Iloowsho dhawidaa abaayooy Afkaad Shaley igu Eryaysay Miyaanu Kugu Oolin Eega... Markaan Kulahaa Udgooney Markaa urinaay raadka Wadigi iga sii ordaayee Ii.. maanso ii.. Maanso waxaad is yeeshay Adkeyso adiguna Markaaga...
Queue is empty
-- / --