Jacaylka adaa il duufaaye
Abaalkaad dhigatay weeye ayaan
Daridaada Eed, so…..

Axdiyo Weyda Igadaayoo Ha Ii Imaan
Kuma Arkaaye Hay sheegan Kuma Aqaane
Ha.. Ha… Ha… Hay
Sheegan Kuma Aqaane

Iloowsho dhawidaa abaayooy
Afkaad Shaley igu Eryaysay
Miyaanu Kugu Oolin Eega…

Markaan Kulahaa Udgooney
Markaa urinaay raadka
Wadigi iga sii ordaayee
Ii.. maanso ii..
Maanso waxaad is yeeshay
Adkeyso adiguna Markaaga…

NAftii ashahaado diidaa
MArkay ajashayda dhamaato
IStaaqfurlaaahsigeeda
IlAAH-ba kaa yeeli maayo
Aktayda ad lee is keentee
adla eedeeda ma aha

Iloowsho dhawidaa abaayooy
Afkaad Shaley igu Eryaysay
Miyaanu Kugu Oolin Eega…

Markaan Kulahaa Udgooney
Markaa urinaay raadka
Wadigi iga sii ordaayee
Ii.. maanso ii..
Maanso waxaad is yeeshay
Adkeyso adiguna Markaaga…

Exit mobile version