VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Onkod - Lyrics

onkod roobku ma daayo aarna taaha ma daayo ana taa ma ilaawo jacayl ood guran maayo oon hilaac bi'in maayo ayro weerar ma daayo nin lihi aamusi maayo ergo geesi ma diido hadii aanu iblaysku iga kaa anbinaynin inaad ii tudhi waydo eego maayo kolaye arin kuuma hanbayne araaxdii ha ku deeqdo oo sinahayga adkaysan nabsi ha iga amaahan axdigii ina dhex yiiliyo ha ilaawin aqoontee sida oogta hilaaca ilayskeeda cadceeda amaantaada libaaxa mala waanad ogayne ayaan nuurkiyo maanak wadnahayga agtiisa sida aayad ku taala uumiyaha u tusaaye hadii aamin idhaahdo waa aqoonta haweene oo rag iiga danbeeyo afka ay ka cawayso uur ku taalada maada arimidiisa jacaylka anigu sow dhaxli maayo nafsi ha iga amaahan axdigii na dhexyiiliyo ha iloobin aqoontee
Queue is empty
-- / --