VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seef waaye caashaqa - Lyrics

Seef weeye caashaqu jirka meesha uu saro sahal kuma bogsootee Waxbey i saaqay gabi gabi shanqadh bey i baxeysa is moogsii is leeyahay Seef weeye caashaqa jirka meesha uu saro sahal kuma bogsootee Sabo weeye xiisuhu aan ka suulin laabtoo sadrigeyga jiifee waxbey i saaqay gabi gabi suurad baan aan arkaayaa nafta soo haleedee Seef weeye caashaqu jirka meesha uu saro sahal kuma bogsootee Lyrics by: Moha Wali
Queue is empty
-- / --