dhalasho wacan dhalaan soo kordhiyo
ubad noo dashoow
dhursugiin mudaa la idin dhawrayoo
idinkoo dhama a dhankastaba nabdoon
waalid idin dhaliyo dhami uur samaan
soo dhawaynaynaa farxad aan dhamaan
dhaayaha hareerihiyo dheeha qoysaskoow
nuur dhalaala iyo raas dhaashigii
ehel dhawrayee hamiga u dhisoow

Exit mobile version