VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhehaaga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aida'rus maliboi
Dhehaaga

heeyaa hobeeyaa
dhamooy waxa
igu sii dheer
igu sii dhaliyey
heesta dhalan
xarafka maansadaada
dhambaal kuugu
soo diro dhabdaan
ku kulaniyooo
dharaartii khamised
xubnahaagan
kala dhiigaan
dheehaagan
yaabka leh
mariin dhalaalka
quruxda iskudhiga
afkeeduna dhuxul
aax dhexdeeduna
malaab uuum
ma wax loo dhigaa
jiraa aflaygaa
ofiskii somaali
maha een abu dabi
telemisha ee maka
dhushu ami
hargeysa amin kon
tuuyu filin hindi
ah baan matalaynaa
haday rabto take
aware haday rabto
iidhi now abaji bee
hablo jeelo
i think dashes lack
she know dashes
lack cofanden is haigh
she is may title
if you lo ducky
no matter no
is we number you data
and you the compasation
baby go wich you say

dhamooy waxaaa
igu sii dheer
igu dhaliyey hesata
dhalan xarafka
maansadaadaaa
inaan dhowro oon
ham ham ham
alle haku dhowro
kuma kala dhantaaline
habeen dhalan
habada hubkii
dhigay dhexda
ujiibsataye taha
dhexdeediyoo
yaa dhexda kaa gala
um um sida toobin
kugu dhaga um um
dhididkaaga yaa
shuba burcad
kugu daashada
xubnahaagan
kala dhiigan
dhehaaga yaabka
leh mariin dhalal
dhoolo qosolkaa
haa quruuxda
isku dhiigaa

codkii Aida'rus maliboi