VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dirac - Lyrics

yartaan dhaymadeed waday iyadu diraceed tuurtay oo dabaalaneey yaa idul geeyaa naftaydu waxay idareentiye dar daarankii aabahay sow maan sow maanan daliilsadeen allow kuu dabaal dega oo yaa mar uun kulaa dadaab galo habeen kasta kuu daleegoo geenyadaa dumarkan ka eegtaay iyadoo meel doogle jiiftoo oo xared ay dur duur tahay daainkeen qurux u dhamaystiray dadkuna ucodeeyeen miyaa miyaa ladeyn karaa allow yaa kuu dabaal dago oo mar uun kula dadaab galo habeen kastaa kuu daleegoo allow yaa kuu dabaal dago oo mar uun kula dadaab galo habeen kastaa kuu daleegoo
Queue is empty
-- / --