VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gumeeysiga sirtiisa - Lyrics

Maba ay singaranin Gumaysiga sirtiisii Goballadii dhulkeennii Hadba gobal lakoobay Garyaqaanku waa kuma Yaa gooyay go'aankan Maamula gob ahayn Yaa guudka saartay Af gamashleh taagay Gammuunkayga iska kici Geesiyadii soomliyeed Gari weey u horatami Gaal lama deydee Gacanbeey idinku qaban Garaad laawayaashaan Gobanimada ka doorbiday Gasiin eebbe idiin qorin Si xun looma koobee Qarankeenna gadanmaysaan Dhalintaa u kobocday Maamula gob ahayn Yaa guudka saartay Af gamashleh taagay Gammuunkayga iska kici Geesiyadii soomliyeed Gari weey u horatami Gaal lama deydee Gacanbeey idinku qaban
Queue is empty
-- / --