VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mareeyaha qalbiga - Lyrics

mudantii jacaylkaa ma huraantii noloshaay midkuu maan raacee naftu ku mabsuudaye mawlaan ku mahadshaa marwo iiga ka dhigaye markii aan ku milicsadan muxibo maquurtaye maareyaha qalbigay maamulaha dareenkay intaan aan ka maqanahay waan kuu maqanahay meeshii aan istaagana waad iiga muuqanaysa masiibada dunidiyo murugtiyo dhibtaba mawla ka xijaabyoo maamuus igula noolow ka maag nacabkeeno meel ladan ka joogso mabdaeenu yaanu malahu naga dumin
Queue is empty
-- / --