VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan kayeelnaa - Lyrics

doqonkaa dilaayaa dadkiisa dalkiisa ugu dawgalay dagaalka dad yohow maxaan ka yeelnaa dumarkiyo cuqaashii la laayay doolarkiyo dahabkii la qaatay duf ku bax dareen laawe diinkii laguu dhigay miyay kugu soo duxaynoo umada aad ka daysaan tacdarada ku haysaan da yartii la dumiyay qarankooda dugsi iyo daruusaan dareerin dulmigaan ku daahay dalkeena dunidoo idil ay la yaabtay
Queue is empty
-- / --