VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midab qurxoon - Lyrics

midab qurxoon maskax iyo aqoon midii lagu maneestaay malyuun haween huunoy madasha tuur ukuu ukuu oo mehersaman maba u ekide waad ka muuqataa ekide waad ka muuqataaye macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee midig isii hayga maagine isii hayga maagine muunadii haween kaay miduu maan ku raacaay mowlahay isiiyaay mar hadaan ku helay murugaa idaysay muqdisho ma aadnaa meelihii qurxoonaa miyigii ma aadnaa mundul maka taagnaa maan deeq maku maalnaa maryihii hidahiyo malyuumaad madhiibaa anagoo mideesan mininka ma aadnaa oooku ooku mehersamow maba u ekide waad ka muuqataaye ekide waad ka muuqataaye macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee midab qurxoon maskax iyo aqoon midii lagu maneestaay malyuun haween huunoy madasha tuur ukuu ukuu oo mehersaman maba u ekide waad ka muuqataa ekide waad ka muuqataaye macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee midig isii hayga maagine isii hayga maagine
Queue is empty
-- / --