Heesta Safar - Lyrics
safaraan u axayaa maxaa salan
kaa geeyaa asxaatii
sug bal socotaye ma soo noqon
haday sabab kal aysan dhicin
dalkaan ku sugi ajashaydaa
talo suuban sanadoyin
sugaynaybaad saaka keentay
SOMALI ILOVE YOU ilove you
umadaydii silic ayaad ku sugantihin
subax walbee sumcadeenii
aaway hee iyo sariidki aan lahayn
sidan si maaha si isku dhaama
sokeeyiyo xigaalkayow
saatirbaan uga baryaa
inay isku samraan soomali
wayn