VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun - Lyrics

Aduunka dhibaa ka Jira dhibaan culus Baa ka jira dhanbaalo Caraysan baa iswada Dhaadhaafayee x2 Aduunku dhabahuu Hayaa dhabada noloshu Hayaa hadana waa Dheeliyoo dhaqaalihii Wuu burburay x2 Anaa qaradayda keen- Oo qilaafkii wuu dham- Aadoo wixii dhacay Waa dhaceenoo xuman Waa la iska dhaafaa x2 Jacaylku ha dhaadan- Aado sidii ubax ha u Dhalaalo dhibicda roob Kuu da'aysiyo midabka Luul ha udhignaado X2 Ha dhicin ha jabin Macaanay soo dhaw- Ow x2 Aduunku dhego timo Leh dhig iyo udub tona Maleh hadana waa lagu Dhaqmaayoo ilaahay Baa dhid bee x2 Aduunka dhirtaa ku Badan dhirtana mira- Haa ku badan dhark- Een iyo hogeeen iyo Waliba dhuunigaan Cunee x2 Dhulkeenuna waa bar- Waaqoo xareedii baa Dhex jiiftoo haday xool- Uhu dhaleenoo dhitaha Wiilkii ka buuxshay x2 Shimbirihiibaa dhawaa- Qoo dhamaan waa hees- Ayaanoo markay luuqda Isu dhiibeen dhegtii ma- Qashaa riyaaqday x2 Ha dhicin ha jabin Macaanay soo dhaw- Ow x2
Queue is empty
-- / --