VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anoo da yar - Lyrics

Anoo daayay dumar Kiyo dookhiyo dareen Kood oo dantayda Guud iyo aduunyada Ka door biday x2 Jabuutaan dalxiis iyo Dano gaar utagayoo Waa dagal amaan loo Nin dawado madaaye X2 Soo duhur isniini daba- Yaaqadii may daa'uus Lamood iyo dagan reer Jabuuti dadyow deeqo Iguma soobixin x2 Anoo deexda cashaqa Dookhay dibad kaway- Oo daltabyada ihaysiyo Dalkii hooyo aan imid X2 Darmaan xoosh udhal- Ataay daymada jabuu- Taay durbadaynu kul- Anaa jacayl igu dul Reemee x2 Soo duhur isniini daba- Yaaqadii may daa'uus Lamood iyo dagan reer Jabuuti dadyow deeqo Iguma soobixin x2
Queue is empty
-- / --