VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bajaajka - Lyrics

xubiga big waaliyo kismaayo bal cad cadaaliyo afgooyee habooqdo bar cadii warxolo hir shabeeleele beelaheeda mandheriyo buurta daalo burco hobin godin iyo barawe boorama jabuuti hargeysiyo dalxiis geela xamar hajogee waar baqdin ta ka daa jaceylka barafka buundada lamoodo karoona dhulkaan laga baqaayo hageynin qurbaha dhibkiise bajaajka cishqigu hafuulee bajaajka cishqigu hafuulee beerlula markii laga hadlaayo jirtoo balad weyn amaantay badweynta hindiya ha gaadho baydhaba janaay ha seexdo hatago baxardiyo shiniilo bahda boosaasiy garoowe dhulka wabiyadu butaacoo ha tago bud budiyo xamaree waar baqdinta ka daa jaceylka barafka buundada la moodoo karoone dhulkaa laga baqaayo hagaynin qurbaha dhibkiisa bajaajka cishqigu hafuulee bajaajka cishqigu hafuulee
Queue is empty
-- / --