VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciid mubarak - Lyrics

Maalin qaaliyoo qurux loo bogiyo qiimayn lahoo xadiis qeexay iyo Waa ciid qabow farxad qaadashada muuslin qaabiloo isla wada qireen qaban qaabadeed qosol iyo wanaag aan ku qaadanee dhaha yaa ciidal qali qaali calaynaa bayd two Maalin qaaliyoo quluub saafiyiyo niyad qadaflahayn laysku qaatay iyo waa ciid qaali qasdi uu mid yahay loo qushuucayoo muslin wada qireen Qaban qaabadeed qosol iyo wanaag aan ku qaadanee dhaha yaa ciidal qali qaali calaynaa
Queue is empty
-- / --