VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsi - Lyrics

Dhaayaha urooneey jacayl weli makugu dhacay intuu dhiigga kaa jaqay dhamac kulul makugu shiday dhuunigiina makaa jaray Axdi wiil dhiggaada weli ma isla dhigateen dhawr dhexe habeenkii masoo dheel hallowdeen naftu keey ku dheereed dhakhso ma ugu timidoo illaa dhoolkii waaberi dugsi ma iska dhigateen Mise wali dhallaaniyo waxaad thy dhaqaaq barad ladhooldhoolinaayoo adduunyada ka dhaga xiran Dhisma qurux wanaageey sidaa dhayda caanaha dhabanada mallaacdoo madhadhamisay caashaqa madhex degay halbowlaha Dharaartii kuleeylaha madhex muuqtey kaligaa dhulka oo qaboobaa habeenkii madhididaa naftu keey kudheereeyd dhakhso ma ugu timidoo illaa dhoolka waaberi dugsi meey iska dhigateen Mise wali dhallaaniyo waxaad thy dhaqaaq barad ladhooldhoolinaayoo adduunyada ka dhaga xiran
Queue is empty
-- / --