VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsiiya - Lyrics

Cirkoo da,ayoo hadana da,ayoo Daruuruuhuu soo hilaaceen Xareedii lagu dabaashee Sidiisiibaad i gaday Sidiisiibaad i gaday Sidiisiibaad i gaday Sidiisiibaad i gaday 2× Timaha dadan ee Labada garab iyo Damaashaad Socodka qaarkii Ayuunbaa ila durkaayoo Xasuusuhu i dileen Ayuunbaa ila durkaayoo Xasuusuhu i dileen 2× Dawooy waan kugu kaa Dawooy waan kugu kaa Dubaaqayga ku jeceloo Dareenkaa kula shaqeeyee Dareenkaa kula shaqeeyee Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay nabad miyaa Kalgacal dihinoo hadana dihin Sidii dalo wada irmaanoo Marnaba aan digigixaynbaa Dushayda kariimayee Dushayda kariimayee Dushayda kariimayee Dushayda kariimayee 2× Danayso markaan idhaahdo Dariiqaa iga lumaayoo Dahabo wey ila badaayoo Xagaa kuu il duwaa Dahabo wey ila badaayoo Xagaa kuu il duwaa 2× Dawooy waan kugu kaa Dawooy waan kugu kaa Dubaaqayga ku jeceloo Dareenkaa kula shaqeeyee Dubaaqayga ku jeceloo Dareenkaa kula shaqeeyee Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay ma nabadbaa Dugsiiyaay nabad miyaa 2×
Queue is empty
-- / --