VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaad - Lyrics

Sida dagalkii hooyoo Dirir gaaxday mirayoo Nimco ay dangiigtaan Kuugu diirsadaa X2 Dabacsani adaaleh Dulqaadkiyo asluub Taan dagan kugu jec- Laadee x2 Daa'uus lamoodyay Dahab iyo xariireey Dumar xulashadoo Daay maan kayga Deeqdee x2 Sidaan doona iyo Aan dadab galnoon Dugsi kaa helee ma Utahay diyaar guur X2 Sida damal harwee- Noo dadku uu ku Xoomoo umadoo Dhan deeqaan kugu Doorsadaa x2 Diracnimo adaaleh Dulqaadkiyo aqoon Taa rabi kuugu deeq- Ee x2 Dayax shan iyo tob- Anow daruur iyo hil- Aacow ragba kaan Ka doortow kaalay Oo idaawee x2 Sidan doona iyo aan dadab dhisnoon kugu Diirsadee daqiiqadan Isoo doon x2 Sida gaari dumaroo Da'deed ugu horaysoo Dadku wada amanaan Kuu daawadaa x2 Dugsinimo adaa leh Dabeecada wanaag- Aan dulmar kugu jec- X2 Daa'uus lamoodyay Dahab iyo xariireey Dumar xulashadoo Daay maan kayga Deeqdee x2 Sidaan doona iyo Aan dadab galnoon Dugsi kaa helee ma Utahay diyaar guur X2 Sida danab halyeeyo Rabi darajo siiyoo Dadnimiyo aqoon laan Kuu dugashadaa x2 Deeqsinimo adaa leh Raganimada doorka Ah da'daa kaaga door Tee x2 Dayax shan iyo tob- Anow daruur iyo hil- Aacow ragba kaan Ka doortow kaalay Oo idaawee x2 Sidan doona iyo aan dadab dhisnoon kugu Diirsadee daqiiqadan Isoo doon x2
Queue is empty
-- / --