VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad - Lyrics

Waa looduceeyaa Labadii isdoortee Farxad iyo damaash Aad sidiinaa ku dadab Gala x2 Dookhiina maaloo Danbarsade kalgacal Koo daadihiya ubad Koo dalan daleeya Gabanada x2 Nimcadana dur duur Too idinkoon dareen Qabin doogiyo bar- Waaqada daganada Waligiin x2 Waaloo duceeyaa Labadii dadaalee Dardar galiya dhaq- Ankoo sidiinaa dad Ka uwacan x2 Dumarkoo mashxar- Adiyo waxaad door Uleedihiin cidi diidi Maysee waa inaad Dakaysaan x2 Nimcadana dur duur Too idinkoon dareen Qabin doogiyo bar- Waaqada daganaada Waligiin x2
Queue is empty
-- / --