logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabr timo tidcan mp3 ahaan

Sawirka Abdulqadir Aj

Abdulqadir Aj

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Gabr timo tidcan lyrics

in kastoo taridu
la tilmaama iyo
meel sare ku taal
gabadh timo tidcani
guur kama tagtee
qoor taaga iyo
tuurtaad fadhido
ka tanaasuloo
aan is tooyanee
ii soo taloow
Lyrics by Masuul.com

dun xariira iyo
ninka tulud qurxoon
sheed laga tusaa
taawiyo ma huro
tiif iyo dhibkeed
tawgaa indhaha
toos kuula helay
la i taabayee
igu taagsataye
iisoo taloow

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --