VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ganiyeey - Lyrics

Gacantaa Adigaa isku gowracayee God Abeeso adaa gashayood ku go'dee. Nin gabiib ahoo gu' roob helinee Geed Miroo laheeyn adigaa guratee Maxaan kuu galaa wax ma iiga garee Godobtaas adigaa isku geysayee Geniyeey Godobti aad sameysayaa Gadaal ka Garataayee Gacal walaal adigaa iska goysayee Gacalkaa iyo guudkaa lama gaar maree Sidaan u guuray waad ii goysayee Garasho iyo hadaad galad dheer aheyd Abaalkii galay waad ii gudi laheyd Maxaan kuu galaa Wax ma iiga garee Godobtaas adigaa isu geysayee Geniyeey garti aad sameysayaa Gadaal ka Garataayee Gacal walaal adigaa iska goysayee
Queue is empty
-- / --