VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaltuun - Lyrics

kownkan aynu joogniyo ifka inta ku nool dumar kuligood haween midii iga kaafisaay kalsooneey kaltuuneey koolkoolin mooyee kun sano hadaan jiro kaa ooli maayee kalgacayl kal iyo korintiisa caashaqa kobcinoo adkaynee keef yaa kaltuuneey sacabaa kalkii galay sida kaaha waberi mahiigan ku kawsaday kaymahoo doogiyo ugbaadkii kasoo baxay udgoonkooda yaabtaa karkarsami iiga dhigantee kufkaa hablaha kacay adigaa ugu koreeyee kalgacayl kal iyo korintiisa caashaqa kobcinoo adkaynee keef yaa kaltuuneey sacabaa kalkii galay
Queue is empty
-- / --