VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma bilnaa calankeenu - Lyrics

Dadku waa bestoodoo Dhibtu weyku badataye Sidii looga bixin lahaa Badbaadeey rabaan Barakicinta maatiyo Balaayo meyska deyna Nabad maysku baaqna Balan meel ma dhigana Sharafteeni baaba'diyo Qaran keeni burburay Dhisme maku bilownaa Mabilnaa calankeena mabilnaa Mabilnaa calankeena mabilnaa Badaa khayr ka buuxaa Bari geynu leenahaa Macdan iyo badrool an Marna laga baneyn karin Inan barino aadane Nama badin Ilaahay Ma baraarugnaa oo Bulshooy maysu talina Sharafteeni baaba'diyo Qaran keeni burburay Dhisme maku bilownaa Ma bilnaa calankeenu mabilnaa
Queue is empty
-- / --