VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma utahay diyaar guur - Lyrics

sida dagalkii hooyo dir hirkaaxay mirayoo nimco ay dagiintaan kuugu diirsadaa dabacsani adaa lee dulqaadkiyo asluubtaan daga kuugu jeclaade daa'uus la moodyeey dahabiyo xariireey dumar xulashadoodaa maankayga deeqdee sidaan dooniyiyo aan dadab galnoo dugsi kaa helee ma u tahay diyaar guur sida damal hadh waynoo dadku uu ku xuumoo umadoo dhan deeqoo kuugu doogsadaa diracnimo adaa lee dulqaadkiyo aqoontaa RABI kuugu deeqee dayax shaniyo tobanow daruuriyo hilaacoow ragba kaan ka doortoow kaalayooo i daawee sida doonayiyo aan dal dhisnoo kugu diirsadee daqiiqad i soo doon sida gaari dumaroo da'dood ugu horaysoo dadku wada amaanan kuu daawadaa dugsiimo adaa lee dabeecada wanaaga dumar kuugu jeclaadee sida dahab hadh yaalo RABI darajo siiyoo dadnimiyo aqoon laan kuudugaashadaa
Queue is empty
-- / --