VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mabsuuday - Lyrics

maanta waa maalin wanaagsane maankaygu shaqaynayee muuqiyo midabkaaga inagaa mirqaanyee waan mabsuuday lagaa mirqaanye waan mabsuuday heehe waan mabsuuday haaha waan mabsuuday waan mabsuuday maalintaan ku arki waayana magaaladu way madawdahee muuqiyo midabkaaga inagaa mirqaanye waan mabsuuday heehe waan mabsuuday haaha waan mabsuuday waan mabsuuday midhahaa janada ku yaaliyo madheedh baxay la moodyeey muuqiyo midabkaaga inagaa mirqaanye waan mabsuuday heehe waan mabsuuday haaha waan mabsuuday waan mabsuuday
Queue is empty
-- / --