VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milgo - Lyrics

Milgo iyo sharaf haween Milgo iyo sharaf haween Ruux Lagu manaystoo Muuqeedu i deeqaybaa Mawle kaa dhigee Kaa dhigee kaa dhigee Mawle kaa dhigee Ana ana milicsigaadiyo Markii aan ku eegabaa Sida tahay ma dhaafaan Maankaygaad dhex miratee Maankaygaad dhex miratee Milgo iyo sharaf haween Milgo iyo sharaf haween Ruux Lagu manaystoo Muuqeedu i deeqaybaa Mawle kaa dhigee Kaa dhigee kaa dhigee Mawle kaa dhigee Ana ana milicsigaadiyo Markii aan ku eegabaa Sida tahay ma dhaafaan Maankaygaad dhex miratee Maankaygaad dhex miratee Mar hadii aan ku helay Marwadaydii aad tahay Ka mabsuuday aniguye Macaaneey midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaadii aan ahay Mahad eebe weeye Macaanoow midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaydii aad tahay Ka mabsuuday aniguye Macaaneey midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaadii aan ahay Mahad eebe weeye Macaanoow midigtaada ii dhiib Maamuus iyo mudan haween Maamuus iyo mudan haween Midii lagu manaystaay Dhigeed macno dheer baad Macaan ii tahee Ii tahee ii tahee Macaan ii tahee Ana muhashadaadiyo Midabkaada quruxda leh Markii aan jaleecabaa Farxad baan mushaaxaa Farxad baan mushaaxaa Maamuus iyo mudan haween Maamuus iyo mudan haween Midii lagu manaystaay Dhigeed macno dheer baad Macaan ii tahee Ii tahee ii tahee Macaan ii tahee Ana muhashadaadiyo Midabkaada quruxda leh Markii aan jaleecabaa Farxad baan mushaaxaa Farxad baan mushaaxaa Mar hadii aan ku helay Marwadaydii aad tahay Ka mabsuuday aniguye Macaaneey midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaadii aan ahay Mahad eebe weeye Macaanoow midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaydii aad tahay Ka mabsuuday aniguye Macaaneey midigtaada ii dhiib Mar hadii aan ku helay Marwadaadii aan ahay Mahad eebe weeye Macaanoow midigtaada ii dhiib Macaaneey midigtaada ii dhiib Macaanoow midigtaada ii dhiib Malabeey midigtaada ii dhiib Macaanoow midigtaada ii dhiib Qaaliyeey midigtaada ii dhiib
Queue is empty
-- / --