VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Munaay munaay - Lyrics

Adaa macaaya Oo macaayal qamar Adaa macaaya Oo macaayal qamar Maalii wamaa Maalii wamaa maala lajuu 2× Muna liisa qaabkeed Mawle uu naf galiyoo Midabkeed cadaaneey 2× In kastoo uu madoobeyn Uu yahay masciideed In kastoo uu madoobeyn Uu yahay masciideed Maariinka nuurkiyo Maandari baxdaa tahay Maandari baxdaa tahay Maandari baxdaa tahay 2× Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay 2× Adaa macaaya Oo macaayal qamar Adaa macaaya Oo macaayal qamar Maalii wamaa Maalii wamaa maala lajuu 2× Sida meel barwaaqoo Mahiigaan intuu miray Dhirtu wada magooshoo 2× Maanki uu is qariyoo Mirihii ku yaaloo Maanki uu is qariyoo Mirihii ku yaaloo Naftu kuuhanayso Laga maarmin baa tahay Laga maarmin baa tahay Laga maarmin baa tahay 2× Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay muunaay muunaay Muunaay muunaay 2×
Queue is empty
-- / --