VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuur Ceeni - Lyrics

Sanku neeflahoo idil Hanka naawilaayee Wiibeeyay nolashaa 2× Sidaa tahay naf iyo doog Nimcoy aragtidaada Neecawda uduga leh Ku qastaa ku qastaa Had iyo jeer 2× Niyadayda oo idil Adigay naruuriyoo U tahay nasteexabaa Niyad sami adaa Niyad sami adaan Wanaag kuu nanabayaa 2× Xuural ceyntii koonkaay Nacab iyo iblays iyo Waxa jira namiimiyoo 2× Labadii nasteexiyo Nabad ku wada nooloo Jacayl nabar cadaawiyo Inay kala inay kala nageeyaan 2× Niyadayda oo idil Adigay naruuriyoo U tahay nasteexabaa Niyad sami adaa Niyad sami adaan Wanaag kuu nanabayaa 2×
Queue is empty
-- / --