VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qancis - Lyrics

jacayl inuu qumaati dadka uu qalibo oo horaa looga qaylyoo qaarbaa daraadii qabuuraha u galayoo angiuna qudhayda quusbaan ka taagnee inanyahay quraystee qalbigay ku saaqdoo qayrkaa haweenkana quruxbaad ku daaftoo qancisoo naftaydii kuu qashuucdaye garo naftaydii qiyaastii qaxariyo dhibaatiyo qardoofay la jiiftaa jacaylbaa i qariyo qaaradaha kaleetiyo quruumuu i barayoo qasab igu hogaanshee ana waxaan qiraayaa dumar qiimahoodiyo inaad tahay qalanjadoodoo jacaylkan i qaadyoo qoraxdoo ifaysaa qofkii aan arkaaba adi kugu qaldaayoo
Queue is empty
-- / --