VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmo - Lyrics

Dhaaxaan ruclaha Rooraayay oo saan Rajeenayee adiguna Rabtiyo reerkii dhis- Mee x2 Rug barwaaqo iyo Rays iyo xareed rax- Madii ilaah riyadii Haday noo rumow- Dayoo roob caash- Aqaa raxmoy noo Da'ee x2 Raaxada aduun run- Tiiwaan helnee adig- Una raxmaay raaliya Ahow x2 Dhulka meel ramaad Reexaan lahoo raha Uu biyaha ku rableen- Aa rasmi aan unaal X2 Meel ramadka iyo Geelu reemayoo Barwaaqadu rasiyo Rakaraka utaal caano Caano raarta sare ay Ka raaracaan waad Ku raysaniyee x2 Raaxada aduun run- Tiiwaan helnee adig- Una raxmaay raaliya Ahow x2
Queue is empty
-- / --