VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahro - Lyrics

Sahro ubax lamood Yay sagalay ina adeer Qurux waxad kasidata Waliba aad lasiman Tahay cirkoo subax Darooroo saqashada Xareediyo waqaladu Usara kacay saymuhu Kadagayaan x2 Gobonimo kuu saxii- Xoo lasal gaadhi kar- Inoo samir iyo dulqad Baa rabigay kusiiyee X2 Saadaasha khayrkaay Sinjigiyo calafkiyoo Sowracaan wadaag Naa cashaqa salsali- Yee x2 Dad sideena dadab Galay gacalkiyo sok- Eeyaha waxay hadba Waxay kasugayaan Farxad soodhaween Iyo sacab loogaraacee Soosoco gobaaday Sinta bidixda iguqabo X2 Sahro dhayman lamod Yay simanay subagay Sooryo waxaad kunagi Dahay sadka dhalay ku Maashaa dhulkoo sahan Ku booqdoo sararaha Ugbaadkiyo hadba Sabanka dooga leh Reeruhu ku siqayaan X2 Gobonimo salaankeed Guri lama salooshoo Nimaan xididka soor- Yeen rabigay masiiyee X2 Saafida haweenay Saan qaadka wacan Iyo suubanida weedha Caashaqa salsaliyee X2 Dad sideena dadab Galay gacalkiyo sok- Eeyaha waxay hadba Waxay kasugayaan Farxad soodhaween Iyo sacab loogaraacee Soosoco gobaaday Sinta bidixda iguqabo X2
Queue is empty
-- / --