VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharaf dawladnimo - Lyrics

shacaybkagan bilan shuushkiyo shakigaba ka saar shidadii horiyo shar wixii ahaa shifo daawadeed daraad sheelideed shalay yeelkadeed maanta shawrideed shaal quruxsaniyo sharaf dawladnimo shacabkayga badan wax u sheegidood waa shay xaqaa shar wixii ahaa shaydaan u daa anaguna shintiri qaraw waan u shiday shaahdali u qbay shifadaada nabad shaal quruxsaniyo sharaf dawladnimo shacaybkaygan bilan shilibkoodu waa nabad loo shuqlee dayasheediyo dadka shawrayee xidigaha shishiyo dayaxaba ku shiray cilmibay shushubeen garashay shideen shaal quruxsaniyo sharaf dawladnimo
Queue is empty
-- / --