VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacantadiyee - Lyrics

Wacantaydiyeey Hadii uu wax baro Jacayl waa free Waabay suniyo Waran kugu mudoo Ii waalanayd ii waalanayd 2× Anigaba anigabaa Anigaba walaac I wareeriyoo Walbahaar i gali 2× Isma waayanoo Kolay waa dambiyo Waataa hadhoo Weynaan baryee Walwal yuu ku dilin 2× Wacantaydiyeey Imisuu wakhtigu Wadnayaal is jecel Kala waayoo Dantu kala wadoo Wali aan is arag Wali aan is arag 2× Imisaa imisaa Imisaa wareer Walbahaarsanoo Kala raray wakhtigu 2× Isma waayanoo Kolay waa dambiyo Waataa hadhoo Weynaan baryee Walwal yuu ku dilin 2×
Queue is empty
-- / --