VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadhi caashaq - Lyrics

Midaan waayadan sugaayay Lahaa hiil ka waayi maysid Sawtaa wadhi lama filaana Samii caashaqii wal waashay Wixii nin rageed lahoyday Xabaal hanad loo wal waalay Dhibtiyo cilmi wiir sigiisa Waaxy aha saw dumar magoynin Kooras Ayaa samo iyo wanaagleh Ayaa talo iyo wax shwegleh Ayaa wacantii naftayda Maruun soo waaninaaya Anoo wehelkaa u baahan Wehey iyo aragtidaada anoo dadka kaa waraysta Duruuftiyo waayahaaga Inaad wabiyada iqaatiyo Cishqigan iwal Waalinaaya Maruun iga waabin waydo Wax yeeliyo saw dhib maaha Midaan waayadan sugaayay Lahaa hiil ka waayi maysid Sawtaa wadhi lama filaana Samii caashaqii walwaashay Ayaa samo iyo wanaagleh Ayaa talo iyo wax shwegleh Ayaa wacantii naftayda Maruun soo waaninaaya Erayadii Iyo Laxankii Daaha Gaas Codkii Aj Muusigii Qaasim Maxamed Karaama iyo soo saaristii Dayax Band
Queue is empty
-- / --