VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaasha lilaahi - Lyrics

yartaan anigu xiisaha xulashada ku saanyaday waa xuural csynoo xariir weeye midbkee indhaahedu waa xay dabankeedu wa xulaa hadalkeedu xanaf maleh xaragadaa kadaran xaasha lilaaheee xubno quruxsa layda dunta waan kuxidhiyoo xilahayga waynoqon xili galab mr ay tahy bada xeeligaeeda mawjaduhu xaadheen yay so xashaashtaa shibiin raaxada ayaguna xusuutay la xadynayaanoo xaashaaa lilaahiye xubnoquruxsan layda dunta waan ku xidhiyoo xilahayga way noqon xidigaha cirkee sare yaa kala xadeysaneee dhaqan iyo xishoodiyo danta xeerideediyo xushmaad waalidkeedana ku xushmeynayaayo boqolaal xareedaaa soo marinayaa haw
Queue is empty
-- / --